Wararka Wasaaradda Caafimaadka oo Soo Saartay Habraaca Safarada Caalamiga ah By Radio Simba - Ağustos 3, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii maanta dib loogu furay duulimaayadii Caalamiga ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray, kadib markii loo xiray sababo la xiriira COVID19.