Baarlamaanka oo Maanta Muddo Kordhin u Sameynaya Guddi Waqtigiisu Dhamaaday

0

Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay kulan ku yeelanayaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaaladda Muqdisho.

Agendayaasha kulanka maanta ayaa ah:-

  1. Sii Wadida Dib u eegista Miisaaniyadda 2020.
  2. Ka Doodis iyo u Codeyn Wax Ka Badalka Sharci Num 75 Qodobkiisa 10aad ee Muda Xileedka Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xildhibaanadda ay maanta muddo kordhin u sameyn doonaan Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka,kaasi oo waqtigiisa dhamaad yahay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here