DFS oo Soo Saartay Shuruudaha Looga Baahan Yahay Dadka Ku Safraya Duulimaadka Caalamiga

0

Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha Dowladda Federalka Somaliya ayaa soo saartay Shuruudaha looga baahan yahay muwaadiniinta Somaliyed ee dalka dibadiisa ka imaanaya & kuwa u safraya, maadaama Maalinta Berri ah dib loo furaayo duulimaadka Caalamiga ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here