Wararka DFS oo Soo Saartay Shuruudaha Looga Baahan Yahay Dadka Ku Safraya Duulimaadka Caalamiga By Radio Simba - Ağustos 2, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha Dowladda Federalka Somaliya ayaa soo saartay Shuruudaha looga baahan yahay muwaadiniinta Somaliyed ee dalka dibadiisa ka imaanaya & kuwa u safraya, maadaama Maalinta Berri ah dib loo furaayo duulimaadka Caalamiga ah.