Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda dilka sarkaal ka tirsanaa Ciidamadda Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dilkaan ayaa ka dhacay isgoyska Tarabuunka Degmadda hodan ee Gobolka Banaadir.
Warbaahinta Shabaab ayaa lagu baahiyay in dagaalyahano ka tirsanaa Shabaab ay dileen Col.Fayte oo ahaa taliyaha booliska degmada Hodon ee maamulka gobolka Banaadir.
“Al-shabaab ayaa Muqdisho ku dilay taliyihii Booliska Soomaaiya ugu magacaawnaa degmada Hodon” ayaa lagu yiri war kooban oo Al Shabaab kasoo baxay.

