Faah-Faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Qaraxaan ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa isgoyska Sanca iyo Fagax ee magaalada Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxa oo ahaa nooca dhulka lagu aaso ee meelaha fog fog laga hago ayaa lala eegtay gaari halkaa marayay oo la sheegay inuu lahaa guddoomiyaha degmada Yaqshiid.

Ilaa haatan lama sheegin wax khasaare ah uu qaraxaan geystay.

Qaraxyadda dhulka lagu aaso ayaa mudooyinkii dambe kusoo badanayay Magaaladda Muqdisho kuwaasi oo lala eegto Ciidamadda Dowladda iyo Mas’uuliyiin Dowladda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here