Faah-Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho.
Qaraxaan ayaa ka dhacay Degmadda Waabari ee Gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Iskuulka 21-ka October ee ku yaala degmada Waabari.
Warar horu dhac ah aan helnay ayaa sheegaya in qaraxan uu ahaa miino nuuca dhulka lagu aaso ah oo laamiga dhinaciisa la dhigay, lamana oga wali cida sida gaarka ah qaraxaasi loola eegtay iyo khasaaraha ka dhashay

