Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in La Dilay Laba Sarkaal oo Al-shabaab Ahaa

0
Somalia's troops run through a doorway during an operation to flush out suspected al-Shebab elements at Elasha Biyaha June 2, 2012. Somalia's Al-Qaeda-linked Shebab insurgents this week confirmed the fall of one of their last remaining bases, the southern town of Afmadow, to African Union and allied forces. "The Mujahedeen fighters tactically withdrew from Afmadow this afternoon and the allied enemy forces have entered the city without fighting," Shebab commander Sheikh Mohamed Ibrahim told AFP by phone. "Our aim is to let the enemy expand its area of deployment so that we can inflict heavy losses on them," he added. AFP PHOTO / Mohamed ABDIWAHAB

Ciidanka kumaandooska XDS ee danab ayaa howgal qorsheeysan waxeey kasameeyeen degaanka Urunji oo hoostaga degaanka Janaale ee Gobolka shabeelaha hoose halkaasi oo al-Shabaab u ahayd maxkamad ay dadka ugu yeeri jireen.

Howlgalka ayaa waxaa lagu dilay laba horjooge oo kala oo Shabaab  ukala qaabilsanaa maxkamada iyo uruurinta lacagah ay shacabka masaakiinta ah kaqaadaan ee sakawaatka ay ugu yeeraan.

Horjoogayaasha ayaa lagu kala magacaabaa    cabdulaahi dhagool oo qaabilsanaa sakawaatka iyo shiikh Maxamed oo qaabilsanaa maxkamada kutaalay degaanka Ugunji sidookale Ciidanka ayaa toogtay sadax lasocday kadib markii ay isku dayeen ineey dagaalamaan.

Taliyaha guutada 16-aad kumaandooska Xoogga dadka ee danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa sheegay in Ciidanka kumaandooska ay siidaayeen dad ay Shabaab maxaabiis ahaan uheeysteen wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay ineeysantagay degaanada Al-shabaab maxkamado beenaadka kasameeysteen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here