Dhageyso: Booliska Soomaaliya oo Ka Hadlay Qarax Muqdisho Ka Dhacay

0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo Saakay lala beegsaday Waaxda ilaalada Canshuuraha Biriga oo ku taalla kasoo horjeedda Dekedda Muqdisho gaar ahaan  Dhabarka dambe ee Xarunta degmada Xamarjajab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here