Baarlamaanka oo Ansixiyay in Gobolka Banaadir Matalaad Laga Siiyo Aqalka Sare.

0

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyay in gobolka banaadir matalaad laga siiyo Aqalka Sare.

Iyadoo 142 Xildhibaan ay u codeeyay halka  4 xildhibaanna  ayaa diiday.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Shir Guddoominaya kulanka, isla markaana waxaa goobjoog ka ah inta badan Xildhibaanada.

Intaas kadib Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay in Gobolka Banaadir uu Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ku yeesho Aqalka Sare 13 Senators.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here