Waxaa magalada Baladweyne ee xaruunta Gobalka Hiiraan soo gaaray wafdi ka socda Dowlad degaanka Soomalida ee hoos Taga Ethopia, waxaana ay soo gaareen magaalada baladweyne.
Wafdiga oo ka yimid Magaalada Feer feer oo ay u tageen Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle iyo kan Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya xalinta colaad beeleed halkaasi ka jiray ayaa waxaa Beledweyne kusoo dhaweeyay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Maamlmihii lasoo dhaafay waxaa jiray colaado u dhexeeya qabaa’ilo daggan degaanka feer-feer eek u yaalla xadka ay labada dhinac wadaagaan.

