Saraakiil Ka Socota Maxkamadda Ciidamada oo Gaaray Deegaanno ay Dilal Ka Dheceen

0

Wararka ka imaanaya Gobalka Hiiraan ayaa ku warramaya in xubno ka socda Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 27aad iyo saraakiil kale oo katirsan guudada 5 aad qeybta 27aad ayaa siwada jir ah ugaaray deeganka kalabeyr oo 25 km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Baladweyneee xarunta gobolka Hiiraan.

Odiyaasha dhaqanka deeganka ayaa si wada jir ah usoo dhaweeyay shaqada ay maxkamadu kawado deeganno dhowr ah sida deegaanka jawiil iyo xadka Galgaduud iyo Hiiraan oo maalma kahor ay ku guuleysateen  inay hishiis kala dhaxdhigaan dadkii ku dagaalamayay, Guddomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 27aad Gaashanle Maxamad Amiin Cabdule Aadan ayaa odoyaasha usheegay in cid walba oo isku dayda in ay kiciso shaqaaqa qabiil ay maxkamadu gacan birah ku qaban doonto.

Degaanaa aya gaareen masuuliyiintaan ayaa waxaa jira baahiyo kala duwan oo dadka degaanku ay u qabaan dhanka garsoorka, waxaana masuuliyiintaan si weyn usoo dhaweeayy dadka degaanka ee ku dhaqan halkaas.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here