Madasha Xisbiyada Qaran oo Soo Saartay War ku Saabsan Doorashooyinka Dalka

0

Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan Doorashooyinka dalka,waxayna baaq u direen Baarlaamanka Federaalka Soomaaliya.

Qoraal ay soo saareen oo ka kooban 7-qodob ayaa looga hadlay doorashadda dalka ka dhacaysa, kuraasta la xawilayo, iyo arrimo kale.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here