Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan Doorashooyinka dalka,waxayna baaq u direen Baarlaamanka Federaalka Soomaaliya.
Qoraal ay soo saareen oo ka kooban 7-qodob ayaa looga hadlay doorashadda dalka ka dhacaysa, kuraasta la xawilayo, iyo arrimo kale.


