Askariga Qof Shacab ah Ku Dilay Muqdisho

0

waxaa goordhaweed qaybo ka mid ah degmada Xamar Jajab ee Gobalkani Banaadir lagu dilay qof ka mid ah dadka degaanka, waxaa la sheegay in Askari ilaalo u ah guddoomiyaha degmada Shangaani uu dilay qofkaan rayidka ah.

warar ayaa sheegaya in Askariga dilka gaystay uu marxuumka u dilay xabbad sigaar ah darteed, taas oo layaab ku noqotay dadka degaanka iyo gabi ahaanba shacabka ku nool aga-gaarka ceel-gaabta.

Marxuumka la dilay ayaa la sheegay ahaa ruux ganacsi ku leh goobta lagu dilay waxaana dilka u gaystay Askari ka tirsan ilalada guddoomiyaha degmada Shangaani sida ay inoo sheegeen goob joogayaal ku sugnaa halka dilku ka dhacay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here