Al-shabaab oo Muqdisho Ku Dilay Mas’uul Dowladda Ka Tirsanaa

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Mas’uul ka tirsanaa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay lagu dilay magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Dilkaan ayaa ka dhacay xaafadda Jamhuuriyo ee degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Mas’uulka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Cabdullaahi Bariise,wuxuuna kamid ahaa saraakiisha Wasaaradda maaliyadda Dowladda Federaalka gaar ahaan qeybta Canshuuraha.

Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda dilka loo geystay mas’uulka Dowladda ka tirsanaa,waxayna ku hanjabeen in ay sii wadi doonaan dilalka noocaan oo kala ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here