Iyadoo dhawaanahaan dagaallo udhaxeeya maleeshiyo wada daga deegaanka ceelhuur ee hoostaga gobolka shabelada hoose uu ka socday deegaankaasi kaasi oo kadhashay qassaro ayaaa manta waxa deegankaasi gaaaray ciidamo katirsan kuwa dowladda somaliya kuwaa oo la faray iney kala dhex galan maleeshiyadka halkaaa isku laaynaya
Maleeshiyadkani ayaaa lasheegay inuu dagaalkoodii uu salka ku hayo dhul daaqsimaad kuyaaala degaaankaasi ciidamada dowladda ee ,maaanta gaaray deeganka ayaaa isugu jira milleteriga iyo booliis kuwaaa oo saakay ka ambabaxay magaalada muqdisho iyagoona kala dhex dhexaadin doono maleshiyadka
Mid kamidaaa dadka deganka oo aan laxiriirnay ayaa sidaa inoo xaqiiyay waxa uuna sheegay in manta degankasi ay gareen ciidamadas ayna soo direeen dowlada somaaliya
Sidoo kale waxa uusheegay in xaaladu degaanka ay haaatan aad udegantahay kadib waaayadani oo dhaq dhaqaaqyo ay wadeen maleeshiyaadku ay kasocdeeen
Wayadani ayeey taagneyd xiisadaas colaaded eee udhaxeysa maleeshiyo beeleedyo isku haaaysta dhul daaqsimaadyo kuyaala deeganka ceeel huur eee hoos taga gobolka shabelada dhexe

