Waare oo Magacaabay Guddiga Isku dubaridka iyo Mashaariicda

0

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Wasaaradaha ee Mashaariicda Xalalka Waara, oo u xilsaaran isku dubaridka iyo mashaariicda xalalka waara, taasi oo qeyb ka ah Xal u helida Biyaha Had iyo jeer ku fataha Magaalada Beledweyne iyo Guud ahaan Deegaanada Hirshabelle.

Wareegtada Madaxweynaha Halkani ka akhriso.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here