Wararka Somaliland oo Laga Soo calaamadeeyay Kiisa Hor leh Covid19 By cabdi naasir - Mayıs 11, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa Maanta oo Isniin ah shaacsisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Coronavirus,kuwaas oo Wasaaradu sheegtay in qaarkood laga helay Cudurka.