Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guddiga qaban-qaabada aaska wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland.
Guddiga ayaa ka kooban 7-xubnood oo iskugu jira madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland, Wasiiro, ganacsato iyo odayaasha dhaqanka.


