Hoobiyayaal Ku Dhacay Xaafado Ku Yaala Magaaladda Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya hoobiyayaal galabta ku dhacay qeybo kamid ah magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Hoobiyayaasha oo dhowr xabo ahaa ayaa la sheegay in ay ku dhaceyn Xaafado dad shacab ah daganayeen,iyo Garoonka Kubada Cagta Injineer Yariisow ee Magaaladda Muqdisho.

Warar soo baxaya aya sheegaya in Hoobiyaasha ay ku dhaawacameen Labo ruux oo shacab ahaa, waxaa sidoo kale burbur uu soo gaaray garoonka ENG Yariisow Degmadda C/casiis.

ilaa haatan ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyadda Hoobiyayaasha.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here