Shacabka Soomaaliyeed oo la sheegay in ay qeyb ka Yihiin faafitanka Carona-Virus

0

Iyadoo xalay kulan ay isugu yimaadeen masuliyinta dowlada dhexe somaliya sida waziirka Awqaafta iyo arimaha diinta ee XFS wasiirka warfaafinta gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho gudoomiye kuxigenka maamulka maamulka gobolka Banaadir xildhibaan katirsan golaha shacabka ee Barlamanka somaliya Agaasimayaaal iyo madaxa degmoyinka gobolka Banaadir ay kaqeeb kulan lagu xoojinaya wacyi gelinta kahortaga caabuqa coronovirus islamarkana kulankaasi mar uu kahadlay gudoomiyaha gobolka banaadir cumar Maxamuud Maxamed ayaa sheegay in sameynay  cudurka coronavirus ay sii kordheysa islamarkana ladiiwangaliyay 500 oo dhimasho oo cudurka covid19 isagona sidoo kale sheegay in Tirada ugu badned ee ay diiwan galiyen hal malin ay aheyd 43 ruux halka tirada ugu yared ee ladiwangaliye ay aheyd 22 qof

Kulanka oo kadhacay aqalka dowlada Hoose eee xamar ayaa lagu faray agaasimayasha dowlada hoose ee xamar iyo maamulada degmoyinka in wacyi gelin buuxda  ay kafuliyan dhaman degmooyinka muqdisho si looga hortago cudurka Halista ah eee coronovirus

Dhanka kale professor cabdiraxman Daqare oo kamida aqonyahanada somaliyed oo simba lahadlay ayaaa shegay in Bulshada somaliyed ay qeeb kayihiin faafitanka caabuqani islamarkana uusheegay ineysan qaadan Talooyinkii wasaaradda caafimadka ay fartay

Waxa uu kale uu sheegay in cudurkani uu yahay cudur halis ah islamarkana sameyntisa wata kaaaa oo si baahsan ugu faaafaya shacabka somaliyed

Dhanka kale professor cabdiraxman daqare oo sii hadlaya ayaa kahadlay gar,gar shalay lagaarsoiyay Degano katirsan  maamulkasi puntiland

Waxa uuna hogaamiyaha maamulka puntiland sacid cabdulahi dani  uu ku eedeye inuu gar,gaarkasi uuu siyaasadeye

Iyadoona saciid dani uu sheegay in gar,garkaasi Uusan uga iman dowlada dhexe somaliya islamarkana ugu yimid hayada qaramada midoobe

Waxaa sii kordhaya saameynta caaabuqa coronavirus iyadoona ay isasoo tarayan kiisas hor leh ooo laxiriira caabuqani covid19 waxana wazaarada caafimad ay dhawan kadhawaajisay kiisaska caabuqa iney garayan ilaa 601qof

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here