Wararka Xildhibaano Mooshin ka Gudbiyay Gudoomiye Sheekh Cusmaan Barre By Radio Simba - Nisan 25, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp 66 xildhibaan oo ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa mooshin Ka jawaabid ah fara galinta uu Xukuumada ku haayo Ka gudbiyay guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre Sida Qoraalka Ku qoran.