Madaxweynaha Maamulka galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor), ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda oo ka kooban 23-wasiir.
Xubnaha uu Magacaabay waxaa kamid ah Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi & Cabdi Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaana loo kala Magacaabay Wasiirka Amniga iyo Wasiirka dekedaha Galmudug.



