Akhriso:-Madaxweyne Qoor-qoor oo ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda

0

Madaxweynaha Maamulka galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor), ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda oo ka kooban 23-wasiir.

Xubnaha uu Magacaabay waxaa kamid ah Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi & Cabdi Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaana loo kala Magacaabay  Wasiirka Amniga iyo Wasiirka dekedaha Galmudug.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here