Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay Ololaha Muqdisho lagu buufinayo+Sawirro

0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray  ololihii ugu horeeyay ee lagu buufinaayo sunta ka hortaga faafinta cudurka Covid-19 oo si adag u saameeyay Caalamka.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa sheegay in ololahan lagu buufinayo uu yahay mid magaalada oo dhan laga sameyn doono, si loo dilo jeermiska cudurka Coronavirus.

Booyada siday sunta looga hortago cudurka faafa ee Coronavirus ayaa lagu buufinayay qaar kamid degmooyinka gobolka Banaadir waxaana ololahaani daah-furkiisa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here