Madaxweyne Dowladd Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Shaqo joojin kusameeyay Xildhibaan Saadaq Muqtaar oo ah Wasiiru Dowlaha Dastuurka Hirshabelle.
Wasiirka Shaqada laga Joojiyay ayaa lagu eedeeyay in uu jabiyay awaamiirta maamulka ee la xiriirta ka hortaga Coronavirus.


