Gudoomiyihii Shibis oo Xilka Looga Qaaday Musuq-Maasuq

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii degmada Shibis C/raxmaan Sayid Cali.

Sababaha xilka looga qaaday Gudoomiyaha ayaa lagu sheegay Musuq-maasuq uu sameeyay,waxaana lagu xiray Xarunta C.I.D

Arrimaha ugu weyn ee xilka looga qaadey Guddoomiyihii degmada Shibis ayaa waxaa la sheegay inay  tahay Cabasho ay Shacabka gudbiyeen kadib markii Maamulka uu kusoo rogay lacag lagu sheegay diiwaangelin taas oo saacadihii la soo Baraha Bulshada aad looga hadal haayey.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here