Dowladda oo Ka Tacsiyeysay Geeridda Xildhibaan Aadan Jamhuuriya

0

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ka hadashay geerida ku timid Xildhibaan Aadan Cali Xasan (Jamhuuriya) ku geeriyooday magaalada muqdisho.

Geerida ku timid Xildhibaanka ayaa waxaa ka hadlay madax kala duwan oo dolwadda ka tirsan kuwaas oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaanka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoomiye ku-xigeenada Golaha, Wasiirka Warfaafinta dowladda ayaa ka hadlay geerida Xildhibaan Aadan Xasan Cali (Aadan Jamhuuriya).

Xildhibaanka ayaa maal-mihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay Isbitaallo ku yaalla muqdisho, waxaana ugu danbeytii uu ku geeriyooday mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalla maagalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here