Imaaraadka oo Qalab Caafimaad Maanta Kasoo Dajiyay Muqdisho

0

Diyaarad siday qalab caafimaad oo looga hortagayo ayaa caabuqa CoronaVirus ayaa soo grtay magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Waxaa qalabkaan oo nuucyo kala duwan isugu jira dowladda Soomaliya ugu deeqday Dowladda Imaaradka, Diyaaraddan ayaa sidday 7 tan oo gargaar ah oo ay Dowladda Imaaraadku ugu deeqday Soomaaliya, iyo 20 tan oo (WHO) uga deeqay Soomaaliya, iyadoo Agabkaan Caafimaad lagu wareejiyay Wasaaradda caafimaadka ee DFS.

Imaaraatka ayaa tira dhowr jeer ah waxaa ay deeqo kala duwan gaarsiiyeen magalooyinka Hargeysa iyo Garowe uga dejisay gargaar loogu tala galay Corona Virus.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here