Soomaaliland oo Laga Helay kiisas Hore leh

0

Wararka inagaso gaarayaa maamulka somaliland ayaa sheegaya in halkaasi laga helay kiisas hor leh oo ah caabuqa covid 19

Tirada dadka laga helay kiiaasaska coronovirus ayaaa lashegay iney garayan 3ruux sida ay xaqiijisay wazarada caafimadka maamulka somaliland

Wasiirka caafimaadka  ayaa  sheegay in in shaqsiyadkani horay logaga shakiye kadib baaritaano lagu sameeyana lagu ogaaday ama laga helay caaabuqa covid19

Seddexda ruuxda ee laga helay cudurka ayaaa Laba kamid ah waxa ay degnaaayeen magalada Hargeysa halka kan kalana uudegnaaa magaalada Boorame eee gobolka Awdal

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here