Deg-deg: Wasiir Ka Tirsan Mid Ka Mid ah Maamul Goboleed-yada oo u Geeriyooday Covid19

0

War deg deg ah: Wasiiru dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle Xildhibaan Khaliif Muumin ayaa goor dhow u geeriyooday cudurka Coronavirus oo maalmihii la soo dhaafay u xanuunsanayay.

Wasiiru dowlaha ayaa dhawaanahaan la xanuun sanaa caabuqa Covid19, waxaa todobaadkii hore loo soo qaaday magaalada Muqdisho, isaga ku xanuunsanayay magaalada Jowhar, waxaana xilligaas looga shakisanaa xanuunka Coronavirus oo lagu arkay calaamado ka mid ah.

War rasmi ah kama soo bixin wasaaradda caafimaadka DfS, balse waxaa uu noqonayaa masuulkii ugu horreeyay ee ka tirsan dowlad gobaleedyada dalka ee u geeriyooda caabuqa Covid19.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here