Wararka Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Duqeyn Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Al-shabaab By Radio Simba - Nisan 6, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa Duqeyn xalay ay ka sameeyeen deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellada hoose ku dilay 8 Xubnood oo ka tirsan kooxda Al-shabaab.