Wasaarada Haweenka oo Cambaaraysay Kufsiyo Ka Dhacay Galmudug iyo KGS

0

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay kufsi saddex carruur ah loogu geystay degaanno ka tirsan dowlad goboleedyada Koofur galbeed iyo Galmudug.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa si kulul loogu cambaareeyay kufsiyadda lagula kacay Labadda Haween.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here