Maamulka Magaalada Baydhabo Amaro Soo Saaray

0

Maamulka Magaalada Baydhabo ee Xarunta  Goabalka Baay ayaa waxaa ay soo saareen amaro la xiriira ka hortaga Cudurka Coronavirus oo dad badan ugu dhinteen qaar kamid ah wadamaa Caalamka.

Qoraal kasoo baxey Xafiiska Guddoomiyaha Magaalada Baydhabo ayaa lagu mamnuucey la la isugu yimaado Goobo ay kamid yihiin,hoteelada Maqaayadaha iyo Goobaha fadhi ku dirirka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here