Deg Deg: Maydka Wiil Dhalinyaro ah oo Xeebta Liido Laga Helay

0

Waxa xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho laga helay Maanta Meydka Wiil  dhalin-yaro ah oo ay baddu soo tuftay.

Sida ay inoo sheegeen goob-joogayaal ku sigan xeebta Liido ayaa ayaa inoo sheegay in maydka wiilkan laga helay inta u dhexeysa inta u dhexeeysa Xeebta Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho iyo Xabsiga Dhexe ee Xamar.

Waxaa maydka ka muuqda sida la sheegay dhawaacyo ka muuqda jirka maydka.

Inta badan Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa ah meel inta badan ay u dalxiis tagaan dhalinyaro aad u badan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here