DFS oo Masar Kala Wareegaysa Iskuulka 15 May ee Magaaladda Muqdisho

0

Wasaaradda waxbarashadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la wareegayso Iskuulka 15 May ee Magaaladda Muqdisho.

Iskuulkaan ayaa waxaa muddooyinkii ugu dambeysay waxaa ka hawlgalayay macalimiin masaari ah, oo Dowladda Somaliya kala shaqeeya arrimaha waxbarashada.

Qoraal kasoo baxay masar iyo Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Labada dhinac ay isu waafaqeen kala wareegistaasi.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in Iskuulka 15 May ee Magaaladda Muqdisho ay u badali doonto goob lagu tababaro hablaha Soomaaliyeed, kuwooda macalinimada loo qaato.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here