Akhriso:-Puntland oo Deeganadeeda Ka Mamnuucday Qaadka

0

Maamulka Puntland ayaa deeganadiisa ka Mamnuucay Qaadka, sababo la xiriira Cudurka Carona-Virus.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, oo qoraal soo saartay ayaa shaacisay in laga bilaabo lixda makhribnimo ee maanta oo sabti ah ay xiran yihiin dhamaan Xuduudaha Puntland la wadaagto Somaliland iyo Dowladd Degaanka Soomaalida Ethiopia.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here