Al-shabaab oo Magaaladda Muqdisho Ku Dilay Asad Cabdullaahi Xaaji

0

Dagaalyahano ka Tirsan Xarakadda Al-shabaab ayaa xalay Magaaldda muqdisho ku dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidamadda dowladda Federaalka ee ay tababartay dowladda Turkiga.

Dilkaan ayaa ka dhacay degmadda Dharkeynleey ee magaalada Muqdisho.

Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Asad Cabdullaahi Xaaji oo katirsanaa saraakiisha ciidamada dowladda gaar ahaan Guutada Gorgor ee Turkigu tababaray .

Sida ay inoo xaqiijiyeen goob-joogayaal kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa toogtay xili uu ku sugnaa meel ku dhow hoygiisa,waxayna ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here