Dab ka Kacay Magaalada Muqdisho iyo Khasaaraha Ka Dhashay

0

dab ayaa goordhaweed ka kacay degmada hodan ee Gabalka Banaadir.

dabkaan oo ah mid xooggan ayaa gaystay khaasre kmala duwan, waxaana uu ka kacay sida ay inoo sheegeen dad goobjoogayaal ah aga-gaarka isgoyska Taleex ee degmada Hadan.

waxaa dabku uu qabsadsay goobo ganacsi iyo dhimayaal, waxaana la sheegayaa in uu socdo dadaalo lagu daminayo dabka kacay.

Lama ogaan karo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dabkaas balse waxaa ay dad goobjoogayaal ah inoo sheegeen in dabku uu yahay mid xooggan oo sii baahaya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here