DFS oo Sheegtay in Shirkadaha Forex ay Lunsadeen $200-Milyan

0

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in ku dhawaad $200-Milyan laga lunsaday muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu khiyaamay maalgashiga shirkadaha sheegta iney ka ganacsadaan sarrifka lacagaha Qalaad (Forex Trading).

Khiyaamada-2

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here