Ciidamo Ka Socdda Ethopia Watana Gadiidka dagaalka oo Soo galey Somaliya+Sawirro

0

Wararka ka imaanaya Magaaladda Jigjiga ee Dowladd Deegaanka Somalida Ethopia ayaa ku waramaya in halkaas lagu arkay gaadiidka Gaashaaman iyo hubka noocyadiisa kala duwan.

Gaadiidka oo ku buufsanaa astaanka Midowga Afrika,waxaa soo baxaya warar ku aadan in ay kusii socdaan gobolka Gedo, jubaland oo ay ka taagan tahay xiisad u dhaxaysa dawladda federaalka Somalia iyo maamulka dawladd goboleedka Jubbaland.

Sidoo kale waxaa soo baxaya warar ku adan in ciidamadaan lagu badali doono ciidamadda kenya ee qeybta ka ah howlgallka AMISOM,kuwaasi oo dhawaan la sheegay in dalka ay ka bixi doonaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here