Mareykanka oo Ka Hadlayay Sababta Loo Kordhiyay Duqeymaha Shabaab

0
Lt. Gen. Stephen J. Townsend, commanding general for the XVIII Airborne Corps, Fort Bragg, North Carolina, visits Soldiers from the 1st Security Force Assistance Brigade at Fort Benning, Georgia, Oct. 23. During the visit, Townsend listened to troops within the unit to get a feel for why they chose to join the SFAB, so he could help spread the word to the rest of the force to assist with recruiting efforts. Soldiers interested in joining an SFAB should contact their branch manager for more information.

Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika Afrikom ayaa ka hadlay duqeymaha kordhay ee mudooyinkii dambe lala beegsanayay saldhigyadda Al-shabaab.

Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM, Stephen Townsend oo ka hadlayay sababbta loo kordhiyay ayaa sheegay in wali ay jirto khatarta Al-shabaab,islamarkaana ay doonayaan sidii ay u wiiqi lahaayeen awoodda Shabaab.

Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM wuxuu tilmaamay in duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya oo la xoojiyey maalmihii ugu dambeeyey ay hoos u dhigayaan awooda Al-Shabaab.

“Sababta loo kordhiyay duqeynta Mareykanka waa in hoos loo dhigo awoodda Al-Shabaab, waana garabka ugu dhaq-dhaqaaqa badan ee Al-Qaacida, muddo 8-bilood kahor ayaan Afrika tagay, waxaana badneed khatarta Al-Shabaab, waxaana weeraradooda ay ka tallaabeen xuduudda” ayuu yiri tephen Townsend.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here