Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) goorwayd waxaa uu gaaray maagalda Diisoor.
Madaxweynaha waxaa socdaliisa ku weheliya masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweyay masuuliyiinta degmada iyo shacabka ku dhaqan Diirsoor.
Waxaa la sheegayaa in uu ka qayb gali doono madaxweynuhu xaflad lagu caleema saarayo guddoomiye ay doorteen galaha deegaanka.
Waxaa sidoo kale uu kulamo la qaadan doonaa madaxweynuhu qaar ka mid ah bulshada degaanka, waxaana uu si hoose ugu kuur gali donaa baahiyha ay qabaan dadka degmadaas.

