Dab xooggan ayaa ka kacay isgooyska Balaagsii (Black Sea ) dhanka degmada Howla wadaag, waxaa la sheegay in dabkani uu ka kacay goob shidaalka lagu iibiyo waxaana la sheegay in uu ka dhashay qasaare Hanti-yadeed.
Waxaa la sheegay in uu dabku qabsaday kaalin shidaal oo ay lahaayeen dadka ganacsatada ah ee isgooyska Balaagsii ku ganacasada.
Goob joogayaal ku sugan ayaa inoo xaqiijiyay in aysan dad wax ku noqon dabka kacay balse uu iro qasare hanta-yadeed.

