Digniin Xooggan oo Laga Soo Saaray Caabuqa CaronaVirus

0

Waxaa isi-soo taraya digniinaha iyo baaqyada la xariira Virus-ka Corona,nhay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa waxaa ay sheegtay in cudurkan halista ah laga hortagi karo, loona baahan yahay in wax badan laga qabto sidii looga hortagi lahaa xanuunkani.

Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus Agaasimaha hay’ada WHO ayaa sheegay in Cudurkani uu halis badan ku hayo caalamka, waxaana u sheegay in calamka uu cabsi iyo jahawareer xooggan ku abuuray.

Waxaana kiisaska xanuunkani uu gaaray wax ka badan 50 dal oo dunida ah, kuwas oo dhammaantood xaqiijiyay in Virus-ku gaaray waddamadooda.

CoronaVirus ayaa dunida si xoogganu gil-gilay, waxaana walaac ka muujiyay dalal badan kuwaas oo uu  cudurka gaaaray.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here