Qoor-Qoor:-” Wadaada Inji ku Jira ayaa Soo Weeraray Ciidamadda Galmudug”,

0

War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay dowladda aqoonsan tahay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa waxa looga hadlay dagaalkii xalay ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb iyo sida uu ku bilaawdey,iyada oo eedeyn loogu jeediyey hoggaanka Ahlusunna.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here