Wararka Ahlusuna oo Dowladda ku Eedeysay Dagaalkii Xalay Ka Dhacay Dhuusa-Mareeb By Radio Simba - Şubat 28, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Dr Sheikh Mohamed Shaakir Ali Hassan Ayaa looga hadlay Xaaladahii ugu Dambeeyay Galmudug Waliba Dagaalkii xalay Ee Dhusamareeb.