Wasiirka amniga Dowladd goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa goor dhawayd soo gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee Jubbaland.
Wasiir Cabdirashiid ayaa 5 bilood ka hor dowladda federaalka Soomaaliya ka afduubtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Mogadishu.
Todobaadkaan dhexdiisa ayaa wasiirka la sheegay in uu ka baxsaday xabsi ku yaala Magaaladda Muqdisho,waxaana la sheegay in uu gaaray Magaaladda Kismaayo.

