Madaxweyne ku-xigeenka puntland oo magacaabay Taliye Cusub

0

Kusimaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa magacaabay Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Cayn.

Diktreeto ka soo baxday Xafiiska ku simaha Madaxweynaha, ayaa Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Cayn lagu magacaabay G/Dhex Jaamac Saxardiid Barre, waxaana Dikreetada lagu sheegay in kadib markii la arkay Aqoonta iyo Waaya-aragnimadiisa Shaqo xilkaasi loo dhiibay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here